Kawarqabka Somalia, adigaoo la soconayawararka

Posted by Online Caasimada
1
Nov 2, 2018
259 Views

WaxyaabahabadaneekadhacayaSoomaaliyawaxaaka mid ah weeraradaismiidaamintaiyoduqeymaha ay fuliyaanMareykanka. Ayadaoomararkaqaar ay dad badandhimanayaan, haddanamararkaqaarnololbadanayaabadbaada.

DuqeymihiiugudambeeyeyeeciidamadaMareykanka ay fuliyaanayaadhaliyeygeerida 60 ka mid ah dagaalyahannada Al-Shabaab. Sidawararkasheegayaan, weerarkaayaa la fuliyeymaalinjimco ah, waxaanalagudhawaaqaytalaadadii. Warkakusaabsangeerida 60 argagixisoaadayuu u baahay.

Weerarkanayaa looarkaainuuyahaykiiuguweynaaeelaguqaadomaleeshiyadaShabaab tan iyoweerarkiidhacaybishii November eesanadkii2017. Weerarkaasayaalagudilay 100 ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab. AmmaankaSoomaaliyaayaahorumarsameeyey tan iyosanaddiitagtay. Markii Donald Trump uuansixiyeybalaarintaciidamada, ayaaciidamadaMareykankaeeSoomaaliyajoogawaxaa la gaarsiiyeyilaa500ooaskari.

Dhinaca kale dhowaanahanwaxaakordhayeyfalalkaamnidarroeemagaaladaBoosaasowaxaasigaar ah u dhacayeyfalal ay gaysanayaankooxahaargagixisadaeekadagaalamadeegaanada Puntland.

DowladdaPuntland ayaalagueedeeyeyinaydayacdaynoloshadadkaBoosaaso. Weeraradahalkaasayaasiikordhayey tan iyosanadii 2014 markiiuuxukunkaqabsadaymadaxweyneCabdiWeliGaas. Waxaasidoo kale 15 kiisanoeetageykordhayeydadkaItoobiyaanka ah eeimanayamagaalada. Badankoodwaxaydoonayaaninaygalaansafarhalis ah oo ay ugutahriibayaandalka Yemen, ayagaoobaddamaraya. DhowaanayaakooxdaDaacish ay sheegataydilka 3 ka mid ah ItoobiyaankaBoosaasoooweerarqorsheysanlagudilay.

Sidoo kale magaaladaGaalkacyoayaawaxaadhowaanduleedkeedauukadhacaydagaalmarkii ay is-qabteenciidamada Puntland iyokuwaGalmudug, kuwaasoodagaalamayymuddo afar saac ah. Illaahadda ma caddaciddadagaalkabillowday.

Arrimahaaansoosheegnayoodhaniyowararkalebawaakuwa mar kastadhacaya, siaysankuudhaafin la socowararkaadigaookuxirnaanayaCaasimada Online.

Comments
avatar
Please sign in to add comment.